Kalfadhiga Baarlamaanka oo furmay iyo arimaha wax kabadalka Dastuurka oo miiska saaran

Kulanka wadajirka ah ee labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya oo goor dhow furmay ayaa maanta lagu wadaa in lasoo gaba gabeeyo guud ahaan dooda wax kabadalka afarta cutub ee dib u eegista lagu sameeyay gaar ahaan Cutubka Afaraad.

Kulankaan wadajirka ah ayaa waxa shir gudoominaayo Guoomiye Sheekh Aadan Madoobe ayaa lagu wadaa in lasii gudo geli doono cutubyada kale ee aan wili laga hadlin wax kabadalkooda.

Wixi kusoo kordha kalfadhiga fadhiga labada aqal kala soco wararkeena danbe

 

Leave a Comment

Related Articles

English News

Facebook Feed

Our YouTube Channel

Articles