Kalsooni Nuucee Ah Ayuu Tenhag Ku Qabaa In Uu United Sii Maamulo Xilli Ciyaareedka Soo Socda

Macalinka Dutch-ka Ah Ee Leyliya Kooxda Man United Erik Tenhag Ayaa Biyo Qabow Kushubay Inuu Katagaayo Kooxda United Xagaaga Soo Socdo .

Wuxuu Yiri ” Shakki Kama Qabo Halkaan Ayaa Joogayaa Xilli Ciyaareedka Soo Socda” .

Waxaa Laweydiiyey Inuu Aaminsanyahay In Fasalka Danbo Uu Halkaan Joogaayo Islamarkaana Uu Yahay Ninka Uu Sir Jim Ratcliffe U Arko Inuu Wadi Karo Qroshihiisa Cusub? Wuxuu Kujawaabay Sida Tan:

” Wax Shakki Ah Kama Qabo, Sibuuxda Waxaan Diirada Saarayaa Qorshaha Aan  United Kuwado Waana Jeclahay Inaan Halkaan Joogo “.

” Tani Waa Xujo (Challenge), Natiijooyinka Marwalba Jihada Saxda Ah Kuma Socdaan Laakiin Waan Hubaa Boqolkiiba Boqol 100% Inaan Halkaas Gaari Doonno Waxaan Ahaan Doonnaa Halka Aan Dooneyno Inaan Ahaanno” Sidaas Ayuu Kusoo Gaba Gabeeyey Hadalkiisa.

  • Sida  Xanta Suuqa Kujirta Iyo Kalsoonida Uu Uhadlaayo Tenhag Waa Kaaf Iyo Kala Dheeri Xattaa Qaabka Kooxda Uciyaareyso Oo Aan  Aheynin Qaabciyaareed Joogta Ah  Oo Isbuucba Si U Ciyaareyso Xattaa Guulahooda Kuma Imaadaan Bandhig Kooxeed Ee Bandhig Shaqsiyeed Ayey Kutimaadaa Mararka Qaar Adiga Ahaan Maxaa Isleedahay Ma U Qalmaa Inuu Kooxda Sii Leyliyo Mise Uma Qalmo Fikkrkaaga Hoos Noogu Reeb.

Leave a Comment

Related Articles

English News

Facebook Feed

Our YouTube Channel

Articles