Kevin De Bruyne Iyo Dhaawiciisa.

Xiddiga Qadka Dhexe Ee Kooxda Man City Iyo Xulka Belgium Kevin De Bruyne Ayaa Laga Saaray Xulkiisa Belgium Kulamada Sxbtimo Ee Uu Ciyaarayo Kadib Dhaawac Yar Oo Gumaarka Ah Oo Kusoo Baxay .

Macalinka Xulkiisa Domingo Tedesco Oo Ka Hadlaya Ayaa Yiri ” Waxa Uu Kulamdii U Dambeysay Ku Ciyaarayey Dhaawacyar Oo Gumaarka Ah Waxaana Lahadlay Dhaqtarka Iyo Kevin Waxaana Go’aansannay Inaan Waqti Siino Maadaama khatarta Badantahay .

” Wey Fiicantahay In Waqti Lasiiyo Si Uu Usoo Kabsado Oo Uu Diyaar U Noqdo ” Ayuu Raaciyey .

Kevin Xilli Ciyaareedkaan Waxbadan Muusan Ciyaarin Kaliya Lix Kulan Ayuu Kooxdiisa Ugu Soo Bilaawday Hadane Wali Dhaawac Ayaa Ka Hari La’ Kaasoo Kasoogaaray Kulanki Final-ka Champions league Ee Inter Milan 1-0 Uga Qaadeen Waxaana Lafilaa Inuu Maqnaan Doono Kulanka FA Cup-ka Isbuucaan Iyo Kulamada Sxbtinimo Ee Xulkiisa Balse Kulanka Arsenal Lama Hubo .

Leave a Comment

Related Articles

English News

Facebook Feed

Our YouTube Channel

Articles