Klop Rajo Intee La’ek Ayuu Ka Qabaa In Liverpool Kasoo Laaban Karto 3-0 Iyo Qodobo Kale

Jurgen Klop Macalinka Kujira Sanadkiisa U Danbeeyey Ee Liverpool Ayaa Xalay Lakulmay Niyad Jab Kale Kadib Isbuucaan Oo Ay Old Trafford Barbaro 2-2 Kala Kulmeen Kooxdiisa Dhigeeda United Sidaasna Hogaanka Horyaalka Arsenal Ugala Wareegtay Halka Xalay Ayagoo Anfield Joogaan La Laqsiiyey Guuldarro Taariikhi Ah Oo Ah 0-3 In Gurigooda Looga Adkaado 14 Bilood Kadib Kulankii Ay Real 1-5 Uga Badisay Wareeg Bug Baxda Champions league.

Klop Rajo Xumo Ayuu Kamuujiyey Bandhiga Wiilashiisa Wuxuuna Sikal Iyo Laab Leh Ugu Hambalyeeyey Dhigiisa Atlanta Oo Xalay Ciyaareysay Kubad Xisaabtan Kudhisan Xattaa Kubadin Kartay Ilaa 5 Gool  Wuxuuna Yiri Klop Sida Tan :

“Waa Guuldarteysannay Waliba 0 Positive Ayaa Aheynay Habkasta Waa Liidanay Alla Muxuu Ahaay Kulan Xun Waxaan Halkaan U Joogaa Inaan Hambalyo Dhaho Atlanta Wey U Qalmeen” Marlaweydiiyey In Ay Kasoo Laaban Karaan 3-0? Wuxuu Dhahay :

” Bergamo Maku Badin Karnaa? Haa Hadii Aan Sifiican U Ciyaarno Waa Soo Laaban Karnaa 3-0 Maku Badin Karnaa? Fikrad Kama Heysto” Sidaas Ayuu Isugu Jawaabay Klop Waxaa Hadalkiisa Kamuuqato Rajo Xumo Baahsan .

Aston Villa Iyo Ferdi Kadıoğlu.

Kooxda Aston Villa Ayaa Inkirtay Wax Ku Aadan Heshiis Ama Wadahadal Ay Lagaleen Ferdi Kadıoğlu Oo Ah Xiddig U Ciyaara Kooxda Fenerbahçe .

Warbixin Aay Soo Saareen Ayey Kusheegeen In Aysan Jirin Wax Wadahadal Ah Oo Dhaxmaray Labada Dhinac.

Ajax Iyo Oualid Agougil.

Ajax Ayaa Wado Qorshe Ku Aadan In Heshiis Cusun Siiyaan Xiddig 18 Jirka Ah Ee Oualid Agougil Balse Waxaa Jiraan Dhibaatooyin Internal Ah Oo Gudaha Kuwaasoo Sababay In Wali Wax Hormar Ah Laga Sameynin Heshiiska Cusub .

  • 19 Jirkaan Reer Dutch Ee Qandaraaskiisa Dhacaayo Waqtiga Dhaw Waxaa Xiiseeynaya Kooxaha Kala Frosinone, Udinese Iyo FC Antwerp .

Leave a Comment

Related Articles

English News

Facebook Feed

Our YouTube Channel

Articles