Koopmeiners Oo Katagaya Atlanta

Teun Koopmeiners Oo Ah Xiddiga U Dhashay Dalka Holland Una Ciyaara Kooxda Atlanta Ayaa Kooxdiisa U Sheegay Inuu Doonayo Inuu Katago Kooxda Xagaaygaan .

“Waxaan La Xiriirray Maamulka Islamarkaana U Sheegay Inaan Baxayo, Waqti Qurux Badan Ayaa Halkaan Ku Qaatay Lkn Hadda Waa Waqtigi Aan Bixi Lahaay ”

” Waxaan Rajeynaa In Ay Heli Doonaan Dalab Weyn Kaasoo Ku Aadan Iibkeyga Hubanti Ahaan” .

” Napoli Ayaa I Dooneysay Xagaaygii Hore Lkn Heshiiska Ma Uusan Dhicin, Italy Waa Ku Raaxeystay Waana U Dulqaadan Karaa Xattaa Roobabka”

” Been Ayaa Sheegi Lahaay Hadii Aan Inkiri Lahaay Inaan Helay Xiiso Ku Aadan Kooxo Kasocda England Iyo Juventus” Koopmeiners Ayaa Sidaas Dhahay Asigoo Lahadlaya Telegraaf.

Ciyaaryahaankaan Ayaa Xilli Ciyaareedkaan Dhaliyey 10 Gool Serie A Italy Halka Uu Caawiyey 3 Gool Asigoo Dhax Ah Wuxuuna Qaadanayaa Xilli Ciyaareed Cajiib Ah .

Juventus Ayaa U Aragta Dooqooda Ugu Muhiimsan Ayadoo Ay Jiiraan In Kooxo Kasocda EPL Oo Liverpool Kamid Ay Ay Ayagana Xiiseynayaan Xiddigaan Waxkaleynaya Xilli Ciyaareedkaan.

Halkee Isleedahay Waa Uu Aadayaa Kooxdaadana Maku Haboonyahay Hoos Kusoo Qor Fikirkaaga .

Leave a Comment

Related Articles

English News

Facebook Feed

Our YouTube Channel

Articles