Kulamada Top Six Premier League Ee Caawa

 Liverpool Ayaa 99 Minute Heshay 3 Dhibic Oo Qaali Ah Kulan Ay U Martisay Kooxda Nottingham Frest Kaasoo Katirsanaay Premier league Waxaana Goolka Waqtigaas Dhashay U Saxiixay Darwin Nunez Oo Badal Kuyimid.
Sida Guud Maamulka Ciyaarta Liverpool Ayaa Heysatay Balse 2 Jaanis Oo Halis Ah Ayaa Lagu Helay Oo Goolal Loo Badali Karay Taasoo Uu Qasaariyey Antonio Elanga Waxa Ayna Dhabarjab Kunoqon Laheyd Liverpool Balse Taas Cagsigeeda Nunez Ayaa Noqday Geesiga Liverpool Ee Caawa Hogaanka U Xajiyey .
Dhanka Chelsea Kulan Ay U Martiyeen Brentford Ayey Lagaleen Barbaro 2-2 Ah Taasoo Kadhigan In Ay Wali Saldhiganayaan Booskooda 10-aad Oo Hadii Ay Badin Lahaayeen Hal Darjo Hore U Dhaqaaqi Lahaayeen .
Guud Ahaan Maamulka Ciyaarta Chelsea Ayaa Laheyd Waliba Qeybta Hore Balse Qeybta Danbo Waa Laga Jaanis Fiicnaay Waliba 4 Jaanis Halis Ah Lagu Sameeyey Halka Ayaga Ay Sameeyeen 3 Jaanis Oo Haliis Ah Kulankane Uu Sidaas Ugu Soo Idlaaday Barbaro 2-2 Ah .
Tottenham Hotspur Guul Muhiim Ah Ayey Ka Gaartay Dhigeeda Crystal Palace Kulan Ay Iska Maamulanayeen Balse Gool Looga Naxsaday Qeybta Labaad Ee Ciyaarta Balse 70-meeyada Iyo Wixi Kadanbeeya Ayey Kulanka Dhinac Kale U Rogeen Ayadoo Goolki U Sarifay 3 Gool Oo Ay Kaga Mahdinayaan Werner, Romero Iyo Kabtankooda Heung-Min Son Oo Kulanka Soo Xeray Waxaana Ay U Halgamayaan Sidi Ay Top 4 Usoo Cariirsan Lahaayeen Ayagoo 3 Dhibcood Kadanbeeyo Aston Villa Oo Hadda Ciyaareysa Kulankeedana Uu 0-0 Socdo .

Leave a Comment

Related Articles

English News

Facebook Feed

Our YouTube Channel

Articles