Kulamo Holac Ah Oo Kasoo Baxay Isku Aadka Champions league

Waxaa Goordhaw La Sameeyey Isku Aadka Wareega Sideed Dhamaadka Ee Champions League Kaasoo Ay Kasoo Baxeen Kulamo Holac Ah Oo Faraha La Isaga Gubaayo Ayadoo Leysku Beegay Kooxo Is Raadsanyeen Kuwaasoo Midba Midda Kale U Hanqal Taagaayeen In Ay Ka Ciribtiraan Tartankaan .

Arsenal VS Bayern Munichen.
VS
Real Madrid VS Man City.

Atlético Madrid VS BVB Dortmund.
VS
PSG VS Barcelona.

Haddaba Looma Kala Kicin Afardhamaadka Oo Sidaas Ayey Isugu Sii Dhacayaan Qeybta Hore Labadi Soo Baxdo Waa Isku Beegmayaan Semifinal-ka Halka Qeybta Kale Ayagane Ay Sidaas Yihiin .

Yaa Isleedahay Waa Ay Usoo Gudbi Karaan Semifinal-ka 4-ta Koox Aad U Saadaalineyso Hoos Kusoo Qor .


 

Leave a Comment

Related Articles

English News

Facebook Feed

Our YouTube Channel

Articles