Lamine Yamal Oo Garoonka Ugu Jawaabay Rabiot Islamarkaana Gaarsiiyey Final-ka Euro 2024 Waliba Asigoo 16 Jir Ah

Spain Oo Iska Xaadirisay Final-ka Koobka Euro Iyo Lamine Yamal Oo Jawaab Waafi Ah Kasiiyey Adrian Rabiot Hadalkii Katagay .

Laacibki Ugu Da’da Yaraa Ee Gool Kadhaliya Euro Taariikhda Iyo In 16 Sano, 11 Bilood Iyo 27 Sano Gool Nuucaan Lagu Dhaliyo Masrax Nuucaan Ah Oo Ah Semifinal-ka Euro Hadane Ayadoo Loo Baxaayo Mid Kamid Ah Xulalka Koobka Loo Saadaalinaayo Waa Uusan Ciyaaryahaan Kasta Sameyn Karin Lamine Yamal Ayey Qaas Utahay Waliba 3 Caawin Ayaa U Dheer Oo Uu Hore Usoo Sameeyey 🔥🔥🔥

Dhinac Kale Laacibka Farta Kaxeran Ee Dani Olmo Dadka Mawada Arkaan Balse Taariikh Cajiib Ah Uu Sameeyey Waa Laacibka Kaliya Ee España Ah Ee Ku Lug Yeeshay 5 Gool 3 Gool Iyo Labo Caawin Kadib Legend-ka Reer Spain David Silva Oo Sidaas Sameeyey Euro 2012 Oo Ay Spain Qaaday 🔥🔥🔥

España Caawa Ammaan Kasta Ayey U Qalantaa Awood Aan Indhaha Laga Daboolan Karin Ayey Kusoo Gaartay Final-ka Waliba Wadada Aay Soo Martay Ma Aheynin Mid Sahlan Waxaana Ay Heystaan Ciyaartoy Da’ Yar Ubadan Hadane Tayo Leh Oo Uu Hogaaminaayo Jikatoorka Dhaxda Utaagan Ee Rodri Oo Dhaxda Siduu Doono Kayeesho Asigoo Caawin Kahelaya Fabian Ruìz Oo Asigane Koobkaan Wacdareynaya .

Hambalyo Spain-ta Gaduuda Xaqiiqdii Waa U Qalantiin Inaad Badisaan Iyo Inaad Gaartaan Final-ka 🙌🙌🙌

Leave a Comment

Related Articles

English News

Facebook Feed

Our YouTube Channel

Articles