Liverpool Masoo Afjari Doontaa Inkaarta Wolves Ee Kulanka Ugu Danbeeyo Ee EPL

5-ti Sano U Danbeysay Kooxda Kulanka Ugu Danbeeyo U Baxeyso Wolverhampton Waxaa Ay Galeysay Kaalinta Labaad Ee Kala Sareynta Horyaalka Premier league Marki Halmar Laga Reebo Oo Chelsea Kaalinta 4-aad Ku Dhameystay.

Xilli Ciyaareedkaan Kulanka Ugu Danbeeyo Wolves Waxaa U Baxaayo Liverpool Oo Laba Mar Hore Sidaan Cml Ugu Soo Baxday Hadane Labaad Gashay .

Mala Dhihi Karaa Markaan Sixirka Wolves Waxaa Soo Gaba Gabeyn Doonto Liverpool Ama Wadadii Hore Ayey Qaadeysaa Oo Labaad Ayey Markii Sadaxaad Ku Dhameysanee Ayadoo Walves U Baxeyso Kulanka Ugu Danbeeyo Bal Fikirkaaga

Leave a Comment

Related Articles

English News

Facebook Feed

Our YouTube Channel

Articles