Ma ogtahay in Ciyaaryahanka Haaland inuu galay Hal garabdhaaf (Offside) 1.745 daqiiqo

Weeraryahaanka Manchester City iyo xulka dalka Norway Erlin Haaland ayaa Xilli Ciyaareedkaan Waxa Uu Galay Kaliya Hal Garab Dhaaf Ama Offside Sidaa U Taqaano 1,745 Daqiiqo Uu Ciyaaray Horyaalka English Premier league.
Waa Kuma Xiddiga Sidaan Sameyn Kara Oo Asiga Aheynin Waliba Form Fiican Kuma Jiro La Dhahayo Gooldhalintana Hogaaminaya Waa Su’aal Isweydiin U Baahan

Leave a Comment

Related Articles

English News

Facebook Feed

Our YouTube Channel

Articles