Madaxweyne Maska Dhaawac Loogama Tago

Argagixisada Shabaab ayaa la kulantay guluf ba,an oo dhaqaale ,figir iyo Milatari ahaanba wiiqay awoodoodii tan iyo markii M/weyne Xasan Sheekh Maxamuud uu xafiiska kusoo laabtay bishii May
Madaxweynaha ayaa shaqsi ahaan hor kacay “dagaal dhinacyo badan” oo argagixisada gacantooda ka bixiyay dhul balaaran ooy isaga dhex mushaaxi jireen 5 tii sano ee maamulkii Farmaajo, Iyadoo deegaano badan oo Alshabaab ay Maamuli jirtay ay haatan Isku fidisay dowlada
Inkastoo Ololaha ciribtirka argagixisada lagu furay dicaayado aan loo baahnayn si loo xagal,daaciyo halgan ku saleeysan xasiloonida dalkeena, hadana guulaha nabadgalyo ee bulshadeena waxay u baahan tahay in mar kale boorka laga jafo.
Aragtideyda waxaa sal u ah xikmad Soomaaliyeed oo dhaheysa “Maska Dhaawac Loogama Tago”
W/Q. Wariye Cilmi Boodhari

Leave a Comment

Related Articles

English News

Facebook Feed

Our YouTube Channel

Articles