Madaxweyne Shariif oo sidiiran loogu soo dhaweeyay Garowe

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xildhibaan Shariif Sheikh Axmed ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Garowe. Madaxweynaha Puntland Saciid Deni iyo Mas’uuliyiin kale ayaa soo dhaweeyay.

Madaxweynayaashi hore oo Garowe ku sugan ayaa kulamo la yeelanaya Madaxweynaha Puntland Saciid Deni, iyagoo ka wada hadlaya arrimaha masiiriga ee dalka, gaar ahaan wax ka bedelka Dastuurka oo si weyn loo diidan yahay.

Leave a Comment

Related Articles

English News

Facebook Feed

Our YouTube Channel

Articles