Manuel Neuer Oo Dhaawac Uga Baxay Xulka Germany

Goolhayaha Reer Germany Iyo Kooxda Bayern Munich Ayaa Isaga Baxay Tababaria Xulka Germany Kadib Dhaawac Kusoo Baxay Kaasoo Lasheegay In Aysan U Saamaxeynin Inuu Ciyaaro Kulamada Sxbtinimo Ay Germany La Leeyihiin France Iyo Netherland Kuwaasoo Isugu Diyaarinayaan Euro 2024 Oo Ayaga Martigilinayaan .

Julian Nagelsmann Oo Ka Hadlaya Arrintaas Ayaa Yiri ” Neuer Wuxuu Maqnaanayaa Labada Kulan Ee Sxbtinimo Ee France Iyo Netherland Iyo Sidoo Kale Kulanka Bayern Iyo Dortmund. . Lkn Shaqadeyda Ma Ahin Taas Waana Wax Laga Xumaado” .

Neuer Ayaa Ku Laaban Doono Kooxdiisa Waxa Uuna Tijaabo Caafimaad Ku Mari Doonaa Magaalada Munich Si Wax Badan Looga Fahmo Dhaawaciisa Heerka Uu La Ekyahay.

Leave a Comment

Related Articles

English News

Facebook Feed

Our YouTube Channel

Articles