Mareykanka oo iska fogeeyay weerarka Israa’iil ee ku qaaday Iiraan

Maamulka Biden ayaa sheegay inaanay ku lug lahayn duqayntii ay Israa’iil ka geysatay gudaha Iran Jimcihii.

Aqalka Cad ee MAraykanka Pasty Widakuswara ayaa sheegaysa in Iran iyo Israa’iil inay haatan dhegaha u fureen, baaqyada caalamiga ah ee ku aaddan in xaaladda la dejiyo.

Hasa yeeshe iska fogeen dowlada Mareykanka ayaa ah mid ee adagtahay in la rumeeyo bacdamaa Mareykanka la ogyahay inuu yahay saaxibka qaaska ah ee Israa’iil.

Leave a Comment

Related Articles

English News

Facebook Feed

Our YouTube Channel

Articles