Maxaa Ka Xasuusataa Alessandro Nesta

Mid Kamid Ah Daafacyadii Caalamka Soo Maray Ee Laga Baqan Jiray Ayaa 48 Sano Jirsaday .

Alessandro Nesta Waa Mid Kamid Ah Daafacyadii Ugu Fiicnaay Kubadda Cagta Soo Mara Kasoo Gaaray Guulo Waaweyn Oo Wax Ku Ool Ah Oo Isugu Jiro Heer Naadi Iyo Heer Qaranbo.

Waa 48 Sano Jirsayey Halyeeygaan Kubadda Cagta Waqti Qurux Badan Kusoo Qaatay lazio, Milan Iyo Xulka Italy Ayadoo Qaar Kamid Ah Weerayahaanada Caalamka Ugu Fiican.Ee Football-ka Soo Marana Ay Kabaqan Jireen Sida Ronaldo Weyne HBD Ayaa Leenahay Legend Of Football 🎂🙌🙌🙌.

Guud Ahaan Koobabki Uu Ku Guuleystay Intuu Ku Guda Jiray Kubadda Cagta .

Serie A: 🏆🏆🏆
UEFA Champions League: 🏆🏆
FIFA World Cup: 🏆
FIFA Club World Cup: 🏆
UEFA Cup Winners’ Cup: 🏆
Supercoppa Italia: 🏆🏆🏆
Coppa Italia: 🏆🏆🏆

Hal Ama Laba Erey Kasoo Qor Wixi Aad Ka Xasuusato Legend Qalaayga Ahaay Ee Kooxo Kala Duwan Usoo Ciyaaray Balse Kooxda Legend-nimada Uu Ku Qaatay Ay Aheyd AC Milan Oo Uu Dhiiga U Shubay .

Leave a Comment

Related Articles

English News

Facebook Feed

Our YouTube Channel

Articles