Maxaa Kala Socotaa Arrinta Alphonso Davies Ee Bayern Iyo Real

Real Madrid Iyo Bayern Munich Waxa Ay Labadaba Isha Ku Haayaan Mustaqbalka Alphonso Davies Halka Uu Ku Danbeyn Doono.

Bayern Waxa Ay Dooneysaa In Ay Heshiis Cusub Kasaxiixato Xiddigooda Kahor Inta Aan La Gaarin June Hadii Kale Wuxuu Noqon Doonaa Mid La Heli Karo Oo Suuqa Yaalo Oo Wada Hadal Laga Gali Karo .

Qorshaha Cusbooneysiinta Heshiiska Davies Marhore Ayeyba U Dirtay wakiilka Iyo Ciyaaryahaanka Waxaana La Sugayaa Kaliya Go’aanka Kama Danbeysta Ah Ee Xiddiga Reer Canada 🇨🇦.

Dhanka Kale Madrid Waxa Ay Aaminsantahay In Davies Doonayo Inuu Ka Dhaqaaqo Allianz Arena Islamarkaana Uusan Saxiixi Doonin Heshiis Cusub.

Madrid Ahaan Diyaar Uma Ahan In Ay Kabixiso Lacag Gaareyso €60/70m Inta U Dhaxeyso Maxaa Yeelay Qanadraaska Danbeedka Bidix Ee Bayern Wuxuu Dhacayaa June 2025 Sidaas Darteed Waxa Ay Ku Rabaan Qiimo Macquul Ah Oo Aan Heerkaas Gaarsaneyn .

Wada Hadal Ayaa Dhaxmari Kara Labada Kooxood Sida Lafahamsanyahay , Muhiimada Ugu Weyn Arrintaanne Waa Jawaabta Davies Ee Bayern Sida Ay Noqoto.

Sida Ay Wax U Socdaan Hadii Aad Qiimeyso Halkee Uu Ku Danbeyn Doonaa Davies Fikirkaaga Hoos Noogu Reeb .

Leave a Comment

Related Articles

English News

Facebook Feed

Our YouTube Channel

Articles