Maxaa laga filayaa doodda caawa dhex mari doonto Biden iyo Trump?

Labada murashax ee lagu wado in ay ku tartamaaan doorashada madaxtinimada Mareykanka ee kala ah, madaxweynaha xilligaan Joe Biden iyo madaxweynihi hore Donald Trump, ayaa lagu wadaa in caawa ay isaga hor yimaadaan dooddi ugu horreysay ee sannadkaan.

Doodda oo ay marti-gelintiisu leedahay CNN, ayaa waxaa daawan doono malaayiin ruux oo Mareykan ah. Sidoo kale kale waxaa laga daawa doonaa guud ahaan caalamka.

Haddaba, maxaa laga filayaa dooddan?

Leave a Comment

Related Articles

English News

Facebook Feed

Our YouTube Channel

Articles