Maxaa xiga, Fiqi iyo xil lawareegistiisa wasaarada arimaha dibadda (Sawiro)

Fiqi: “Sharaf bay Ii tahay maanta in aan xilka wasiirka wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah la igu wareejiyo ayadoo xaadir yihiin Mas’uuliyiinta iyo hawlwadeennada Wasaaradda”

Wasaaradda arrimaha dibadda oo ah hoggaanka diplomaadiyadda Soomaaliya waxaan ku raja weynahay in hawshii iyo dadaaladii socday aan sii laba jibaari doono, dalkeena iyo masaalixdiisana aan sida ugu wacan u matali doono.
Waxaan u mahadcelinayaa madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuuud iyo raysulwasaraaha xukuumadda Md. Xamse Cabdi Barre oo kalsooni igu qabaan xilkaan iigu wakiishay.
Waxaan dadka Soomaaliyeed meel ay joogaanba aan ka codsanayaa in ay nagu garabsiiyaan gudashada hawshaas qaran, la isku bahaysto difaaca danaha dalkeena iyo wadajirkiisa.

 

Leave a Comment

Related Articles

English News

Facebook Feed

Our YouTube Channel

Articles