Mid kamid ah waxgaradka Beelaha Muqdisho oo soo dhaweesay magacaabista afhayeenka Madaxtooyada Soomaaliya (Sawiro)

Kulan balaaran oo kadhacay magaalada Muqdisho, islamarkaana ay kasoo qeybgaleen Siyaasiyiin, Culuma’udiin, Aqoonyahan, Haweynka iyo dhalinyaro kasoo jeeda beesha Celi Cumar ee degta gobollada Shabeelooyinka iyo Banaadir ayaa lagu soo dhaweeyay Magacaabista wariye rugcadaa Cabdiraxman Maxamed Xasan (Xudeyfi) oo madaxweynaha qaranka uxushay afhayeenka Madaxtooyada Soomaaliya.

Waxgaradkii goobta ka hadlay ayaa dhamaantooda si isku mid ah u soo dhaweeyay magacaabista afhayenka iyagoo tilmaamay inuu Xudeyfi yahay rugcadaa saxaafadeed ee fahmi kara shaqada culus ee isku xirka bulshada iyo warfaafinta madaxtooyada.

 

Leave a Comment

Related Articles

English News

Facebook Feed

Our YouTube Channel

Articles