Muxuu Guardiola Kaga Jawaabay Dhaleecayntii Haaland Ee Roy Keane

Macalinka Kooxda Man City Ee Pep Guardiola Ayaa U Jawaabay Dhigiisa Roy Keane Oo Ahaay Rug Cadaay Usoo Ciyaaray Kooxda United  Kaasoo Isbuucaan Ku Tilmaamay In Erling Haaland Uu Yahay Shaqsi Heerka 2-aad Ah  League 2 Marki Laga Reebo Gooldhalintiisa  Yacnii Uusan Kooxda Wax Kale Ka Caawin Karin Sida Difaacyada Oo La Buush Gareeyo Weerarka Laga Qeyb Qaato IWM.

Guardiola Oo ArrintaasKajawaabayana Wuxuu Yiri ” Waan Layaabaa Goorta Hadal Nuucaas Ay Dhahaan Ciyaartoy Hore , Joornaaliistayaasha Waaba Lagartay Laakiin Formers-ka Waa Layaabaa Waa Sida Garsoorayaashii Hore Ee Dhalleeceynaya Kuwa Hadda Jooga”.

” Gabi Ahaan Kuma Raacsani Hadalkiisa, Haaland Waa Ciyaaryahaanka Ugu Fiican Adduunka Wuxuuna Naga Caawiyey Wixi Aan Ku Guuleysannay Fasalkii Hore Waana Ciyaaryahaan Gaar Ah “.

” Sababta Aan Jaanisyo Badan U Abuuri Weynay Kulanki Arsenal Ma Ahin Haaland Dartiis Kulankaasna  Siwanaagsan Ayaa U Ciyaarnay”.

Guardiola Layaab Ayuu Kutilmaamay Hadalka Kean Iyo Kuwa Lamid Ah Dhalleeceeya Ciyaartoyda Isagoo Difaacanaya Weeraryahaankiisa Haaland Marka Adiga Ahaan Maku Raacsantahay Hadalka Guardiola Fikirkaaga Hoos Noogu Reeb Adigoo Mahadsan.

Leave a Comment

Related Articles

English News

Facebook Feed

Our YouTube Channel

Articles