PSG maka maarmi doontaa Mbappe?

Macalin Kooxda PSG Ee Luis Enrique Ayaa Shaaca Ka Qaaday In Kooxdiisa Aysan U Dhuti Doonin Katagitaanka Xiddiga Reer France Ee Weerarka Uga Ciyaara Kooxdaas Ee Kylian Mbappe Kaasoo Lagu Wado In Xilli Ciyaareedka Danbo Uu U Baqooli Doono Kooxda Los Blancos.

” Waan Ogahay Hadii Wax Walba Si Wanaagsan U Dhacaan Xilli Ciyaareedka Soo Socda Waxaan Lahaan Doonnaa Team Wanaagsan Sida Guud , Weerar Ahaan , Difaac Ahaan Iyo Taatiko Ahaanba Shakki Iigama Jiro Inaan Kawanaagsanaan Doonno Taas” Enrique Ayaa Sidaas Yiri

Tan Iyo Markii Uu Mbappe Yimid PSG Asigoo 18 Jir Ah Illaa Iyo Hadda Xiriirka Kala Dhaxeeyo Kooxda Ayaa Ahaay Mid Isugu Jiro Jaceyl Iyo Naceyb Waxaana Marar Badan Uu Isku Dayey Inuu Kooxda Katago Ayadoo Mar Xattaa Gaartay Inee Lahadlaan Madax Sar Sare Oo Kasocda France Si Xiddigaan Miisaanka Leh Uu Kooxda Usii Joogo Horyaalkana Lagu Shido .

Sikastoo Ay Ahaato Xilli Ciyaareedka Soo Socda Waxaa Lafahamsanyahay Inuu Heshiis Lagaaray Kooxda Los Blancos Ee Real Madrid Balse Wali Laguma Dhawaaqin Oo Wax Walbaa Isbadali Kara Lkn Aragti Ahaan Waxa Ay U Muuqataa Arrintaas Mid Dhab Ah Oo PSG Waxa Ay Raadineysaa Weeraryahaanno Cusub Xilli Ciyaareedka Soo Socda Kuwaasoo Gali Kara Booska Mbappe Sida Victor Osimhen Iyo Kuwoo Kaloo Badan .

Makula Tahay In PSG Aysan U Dhutineynin Mbappe Fasalka Soo Socda Aragtidaada Hoos Kusoo Qor .

Leave a Comment

Related Articles

English News

Facebook Feed

Our YouTube Channel

Articles