Qarax kadhacay Gothernburg iyo dad loo soo qabtay

Wararka ka imaanayo magaalo madaxda labaad ee dalka Sweden ee Gothernburg ayaa sheegaya in halkaasi kadhaceen iyadoo booliska ee gacanta kudhigeen laba qof oo lagu tuhunsan yahay qaraxaasi.

Jooraanlka kasoo baxa magaalada Gothernburg ee lagu magacaabo Göteborg Post ayaa sidoo kale sheegay in labada nin ee la qeybtay ee ku kala eedeesan yihiin nin qaraxa fuliyay iyo mid ka caawiyay.

Qaraxyada ayaa Salka ku haya Qilaaf u Dhaxeeya Kooxaha gangiska ee Halkaasi ka jira Sida ay dhankeeda sheegtay Xeer ilaaliyaha maxkamada Maria Thorell oo hore arintan uga hadashey.

Magaalada Göteborg iyo Deegaanada kale ee wadanka Sweden waxaa ka dhaca Qaraxyo ay geestaan Kooxaha Gangiska kuwaasi oo hada iskala soo tagay Dilalka.

Leave a Comment

Related Articles

English News

Facebook Feed

Our YouTube Channel

Articles