Qiimaha Lagu Heli Karo Jean-Clair Todibo Iyo Qodobo Kale

Difaaca Kooxda Nice Iyo Xulka France Jean-Clair Todibo Waxaa Lagu Qiimeyn Doonaa £40m Euro Marka Xagaaga Uu Suuqa Furmo.

Hore Wuxuu Ugu Jiray Liiska Ciyaartoyda Ay Dooneyso United Illaa Iyo Xagaagii Hore Laakiin Kooxo Kale Ayaa Ayagane Isha Ku Haayaan Xiddigaan Difaaca Dhexe Kaciyaara .

Xagaayga Markuu Suuqa Furmo Waxa Ay U Badantahay In Nice Uu Ka Hayaami Doono Oo Uu Aadi Doono United Ama Koox Kale .

Dhaawacyada Chelsea Oo Badanaya .

Goolhaye Robert Sánchez Iyo Trevoh Chalobah Ayaa Labadaba Ku Biiray Liiska Dhaawacyada Chelsea Ayadoo Kooxda Ay Kujirto Xaalad Xun Dhaawacyadana Kusii Badanaayaan .

Ajax Iyo Macalin John Van ‘t Schip.

John Van ‘t Schip Manoqon Doono Macalinka Leylinaya Ajax Xilli Ciyaareedka Soo Socda Go’aanka Waa La Gaaray .

Ajax Waxa Ay Horeba U Diiwaan Gashatay Afar Macalin Oo Ah Dooqyadooda Ku Aadan Macalinka Badali Lahaay Schip Waxaana Ay Rajeynayaan In Ay Ku Dhawaaqaan Midkood Dhamaadka Xilli ciyaareedkan Lama Oga Magacyada .

Gleison Bremer Iyo Qiimaha Lagu Bur Burin Karo Heshiiskiisa.

Xiddiga Difaaca Uga Ciyaaro Juventus Iyo Xulka Brazil Ee Gleison Bremer Ayaa Waxaa Xiiseynaya Kooxo Dhoor Ah Oo Ka Socdaan England Oo Ugu Horreeyso Man United.

Juventus Waxa Ay Duldhigtay Xiddigaan Qiimo Lagu Burburin Karo Heshiiskiisa Oo Gaaraya £65m- Ilaa £70m Waxaana Aad U Daneynaayo Kooxda United Oo Dhawaan Saami Ku Yeeshay Miilkiilaha British-ka Ah Ee Ratcliffe Kaasoo Ay Ka Go’antahay In United Maqaamkeeda Kusoo Celiyo .

United Waxa Ay U Aragtaan Qiimahaan Mid Macquul Ah Marka Loo Eego Baahida Ay U Qabaan Daafacaan Ayagoo Suuqa Ugu Jiro In Ay Dhisaan Koox Adag Oo Tartan Gali Karto .

Kooxo Badan Ayaa Kula Lamaanan United Oo Xiiseynayaan Xiddigaan Sida Chelsea, Spurs Iyo Newcastle United Balse Ayagaa Ugu Cad Cad .

Leave a Comment

Array

Related Articles

English News

Facebook Feed

Articles