Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

Qiso Cajiib ah oo dhax martay Aabe iyo Gabdhaiisa

Aabbe ayaa gabadhiisa ugu hambaliyeeyay in ay qalinjebisay. Waxa uuna kedis uga dhigay haddiyad baabuur uu muddo ka hor u iibiyay, isaga oo kula taliyay in ay horta tagto xarunta gawaarida lagu iibiyo (car dealer) si ay u ogaato qiimaha gaariga ay heshay.
Markii ay meesha tagtay waxaa gaariga loogu soo sheegay inuu joogo 10 kun dollar.
Aabaheedna waxa uu mar kale kula taliyay inay tagto goob iibka celiska ama rahanta lagu kala qaato (pawn shop), halkaas oo loogu soo sheegay in gaariga laga siinayo kun dollar, maadaama uusan nooc fiican ahayn.
Mar saddexaad ayuu aabbaha soo jeediyay in ay gabadhu u tagto naadi ay ku kulansan yihiin dadka khubarada ah ee sida weyn u xiiseeya gawaarida (passionate car club). Waxa ay u geysay gaarigii, waxaana lala tacajabay quruxdiisa. Waxaa loo sheegay in uu yahay gaari aanan asagoo kale mar kasta la arkin. Qiimihiisana waxaa loogu qiyaasay illaa boqol kun oo dollar.
Gabadhii markii ay xogta ula soo laabatay guriga, waxa uu aabbaheed u sheegay in ujeedka uu meelaha kala duwan ugu diray ay ahayd in ay soo ogaato in qiimaha runta ah ee uu qofku leeyahay la ogaanayo marka uu tago booskii saxda ahaa ee uu u qalmay.
Dadka qaar ayaa marka aad u tagto waxaa macquula in ay qiimahaaga hoos u dhigaan. Waxba ha xanaaqin. Hana niyadjabin. Taas waxay ka dhigan tahay in aad timid meel qaldan oo aad la joogto dad aanan kuwii laguugu talogalay ahayn.
Marnaba waqti ha isaga lumin joogista meel uusan qofna qiimahaaga saxda ah arki karin. Adiga garo qiimahaaga iyo halka aad qiimo ku leedahay.
Waa sheeko aan soo tarjumay, Maxamed Dhaaley

Leave a Comment

Related Articles

English News

Facebook Feed

Our YouTube Channel

Articles