Rasmi Arne Slot Oo Noqonaya Macalinka Liverpool Ee Xagaayga Danbo

Arne Slot Ayaa Noqon Doono Macalinka Badali Doono Jurgen Klop Kadib Markuu Shaqada Liverpool Dhameysto Dhamaadka Xilli Ciyaareedkaan Sida Uu Qoraayo Fabrizio Romano Daqiiqado Kahor .

Heshiiska Labada Dhinac Waa La Gaaray Liverpool Iyo Faynoord Qiyaas Ahaan €13 Ilaa 15 M Ayaa Lagula Wareegayaa Wuxuuna Noqonaa Macalinkii Abid Ugu Qaalisanaa Ee Dutch Ah Oo Lacag Intaan La’ek Lagula Wareego .

Waxwalboo Heshiiskaan Kusaabsan Waxaa La Dhameystiri Doonaa Dhamaadka Isbuuca Wuxuuna Arne Slot Noqon Doonaa Macalinka Maamuli Doona Liverpool Fasalka Soo Socda.

Sidee U Aragtaa Macalinkaan Cusub Ee Liverpool Makusoo Baxaa Shaqadaan Mise Wuu Ku Fashilmi Doonaa Fikirkaaga Hoos Noogu Reeb.

Leave a Comment

Related Articles

English News

Facebook Feed

Our YouTube Channel

Articles