Rodri Oo 60 Kulan Guuldarro La’aan Ah

Xiddiga Reer Spain Iyo Kooxda Man City Ee Rodri Waxa Uu Heystaa Record Ah 60-ki Kulan Ee Ugu Danbeysay Tartamada Oo Dhan Oo Aanan Laga Badinin Asigoo Waana Ciyaaryaahnkii Ugu Badnaa Taariikhda Horyaalka Premier league Sidaas Sameeyey .

Xiddigaan Xalay Gaaray Recordkaas Kulan Ay Kooxdiisa Ka Farxasheen Copenhagen Taasoo Labada Lugba Min 3-1 Uga Wada Badiyey Cel Celis Ahaan 6-2 Kusoo Baxeen Waxa Ayna Wehliyeen PSG , Munich Iyo Madrid Wareega Sideed Dhamaadka Tartanka Champions League.

Recordkaan Aanan Sahlaneyn Sida Lagu Sameeyo Ma Isleedahay Waa Lasoo Bareejeyn Karo Fikirkaaga Hoos Kusoo Qor .

Leave a Comment

Related Articles

English News

Facebook Feed

Our YouTube Channel

Articles