Rodrygo Oo Aadaya EPL Kadib Imaanshaha Mbappe

Kooxaha EPL Ee Man United, Arsenal Iyo Liverpool Ayaa Isha Ku Haayaan Xiddiga Reer Brazil Iyo Kooxda Los Blancos Ee Real Madrid Ee Rodrygo Kaasoo Lagu Wado Inuu Katago Kooxda Madrid Hadii Uu Xagaaga Danbo Imaado Kylian Mbappe Iyadoo Xiddigaan Lagu Qiimeeyo 100m£ .

Imaanshiyaha Mbappe Ayaa Albaabada U Furaya Rodrygo Inuu U Baqoolo Kooxahaan EPL Midkood Waxaana Kooxahaan Ay Muujinayaan Xiisaha Ay U Qabaan Xiddigaan Lagu Qiimeeyo 100-ka Milyan Oo Pound Kaasoo Loo Arko Inuusan Boos Kaheli Doonin Saddaxleyda Weerarka Ee Madrid Oo Noqon Doonaan Endrick, Mbappe Iyo Vinicius Junior .

Endrick Waa Xiddig Mucjiso Ah Oo Farta Kaxeran Oo Da’yar Ah Waxaa Leh Madrid Waxa Uuna Hadda U Ciyaaraa Palmeiras Waxaana Loo Arkaa Xiddig Mustaqbal Fog Leh Oo Real Sanado Ku Shaqeysan Karto Sidoo Kale Waxaa Sii Jooga Joselu, Arda Guler Sidaas Aawgeed Waxa Ay U Badantahay In Rodrygo La Kaashi Doono.

Kooxda Madrid Ayaa Sheegtay In Aysan Gorgortan Ka Gali Doonin Mustaqbalka Rodrygo Balse Waxaa Lafahamsanyahay In Ay U Baahantahay In Ay Ciyaartoy Iibiso Si Ay Isugu Dheeli Tirto Barnaamijka Dhaqaala Wanaaga Iyadoo Sidoo Kale Ay Adkaan Doonto Inuu Helo Boos Joogta Ah Waxaana Sugaya Tartan Adag Oo Uu Lagalayo Xiddigo Asiga Cml Islamarkaana Da’yar Ah Hadane Wacdareynayaan .

Makulatahay In Real Xiddigaan Kaash Kubadalaneyso Mise Waa Lama Taabtaan Fikirkaaga Dhanka Hoose Noogu Reeb .

Leave a Comment

Related Articles

English News

Facebook Feed

Our YouTube Channel

Articles