Ronaldo Weyne Oo Kala Doortay Messi Iyo CR7

Weeraryahaankii Mucaashiqiinta Football-ka Wada Jeclaayeen Ee Luiz Nazario Delima Ronaldo Oo Su’aalo Kooban Ay Weydiisay Daily Mail Ayaa Ku Jawaabay Sida Tan .

Xulkee Ayaa Ku Guuleysanaya Koobka Euro 2024?

Wuxuu Kujawaabay: Spain .

Waa Kuma Difaacii Abid Ugu Adkaa Ee Aad Lakulanto ?

Wuxuu Ku Jawaabay: Maldini .

Waa Kuma Weeraryahaanka Caalamka Ugu Fiican Waqti Xaadirkaan ?

Wuxuu Kujawaabay: Kylian Mbappe.

Yaa Fiican Messi Ama Ronaldo ?

Wuxuu Ku Jawaabay: Messi .

Yaa Ku Guuleysanaya Horyaalka EPL Sanadkaan ?

Wuxuu Ku Jawaabay: Man City .

Fikirkaaga Ku Aadan Wixi Aad Ku Raacsantahay Iyo Wixi Kale Hoos Kusoo Qor .


 

Leave a Comment

Related Articles

English News

Facebook Feed

Our YouTube Channel

Articles