Sayid Cali oo lagu xukumay dil iyo Abuukatayaashiisa oo qorshe diyaarinayaan

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta ku dhawaqday go’aanka xukunka eedeysane Sayid-Cali Macalin Daa’uud oo loo heystay dilka xaaskiisi oo lagu magacaabi jiray Luul Cabdulcasiis oo u geeriyootey oo dhawaac ka soo gaarery dab sida la sheegay uu qabadsiiyey Sayid Cali.

Kiiska dilka Luul Cabdulcasiis oo ahayd hooyo uur leh ayaa dad badan ka dhursugayeen xukunka maanta ay ridi doonto Maxkamadda Gobolka Banaadir.

Abuukaataha udoodayay danbile Sayid Cali ayaa sheegay iney racfaan ka qaadanayaan xukunka maxkamada

 

Leave a Comment

Related Articles

English News

Facebook Feed

Our YouTube Channel

Articles