Shabakadda Warsheekh.com oo la casriyeeyay

Bahada shabakadda warsheekh.com waxa ay ku faraxsan yihiin in ay aqristayaashooda la wadaagaan naqashdda cusub ee website-ka warsheekh.com.

Naqshaddan waxa laga shaqeynayay muddo dheer, waxaana ujeedka ugu weyn ahaa in ay aqristayaashu helaan website casri ah oo ay si fudud uga aqrisan karaan wararka iyo warbixnada.

Haddaba Aqriste, waxa aan kaa codsaneynaa in aad nala tijaabiso website-ka cusub oo aad nagu biiriso ra’yigaaga, aragtidaadu waa noo muhiim.

Shabakadda Warsheekh.com waxa la aasasay sanadkii 2007, waana shabakad madax bannaan oo ka hadasha arrimaha Bulshada, Siyaasadda, Sports-ka iyo arrimaha Diinta.

Shabakaddu waxa ay aqristayaasheeda u soo gudbisaa warar dheeli tiran oo ka hufan eex iyo kooxeysi.

Xarunta Dhexe Shabakada Warsheekh
Mogadisho Somalia.

Leave a Comment

Related Articles

English News

Facebook Feed

Our YouTube Channel

Articles