Shacabka reer Gaza oo Kusoo dhaweeyay niyadsami xili ee kusocoto duqeybo iyo go’doomin

War kasoo baxay dowlada Israa’iil ayaa lagu sheegay in wili halkoodi ee kasoo wadaa duqeymaha kadhan ah reer Gaza iyagoo aan soo hadal qaadin mudnaan siinta bisha barakeeesan ee Ramadaan.

Dowladaha Masar, Qatar iyo Mareykanka ayaa ku fashilmay iney ku qanciyaan dhinacyada isku haya Gaza  wadahadalo miro dhalo balse dublamaasiyiinta ayaa sheegaya inaan wili laga quusan xal uhelida colaada Gaza.

Dagaalka daba dheeraada ee kasocda Gaza ayaa kaciyay dareenka dadka kunool dunida kuwaasi oo ee kujiraan shacabka wadamada reer galbeedka kuwaasi oo hore aragti ahaan ula safnaa dhanka Israa’iil ayaa iminka waxa umuuqato isbadal kuyimid aragtida shacabka caadiga ah ee dagalaada Gobolada dhexe iyagoo taasi kumuujinaya banaanbaxyo lagu diidan yahay dagaalada.

Israa’iil ayaa hore u heesatay aragtida siyaasadeed iyo tan shacab ee dunida aan muslimka aheyn hasa yeeshee tan iyo marki uu bilowday dagaalka iminka socda ee Gaza oo sababay dhimasho shacab ah ayaa waxa mar qura is badashay aragtida dagaaladaasi ee dunida.

Leave a Comment

Related Articles

English News

Facebook Feed

Our YouTube Channel

Articles