Somaliland oo taageero u fidineysa reer Gaza

Somaliland ayaa bilawday olole ay dhaqaale ugu ururinayso dadka tabaalaysan ee ku nool marinka Qaza, waxaana magaalada Boorama ku sugan wefti uu hoggaaminayo Wasiirka diinta iyo Awqaafta ee Somaliland.

Wasiirka iyo weftiga la socday ayaa magaalada Borama ku qabtay, kulan arrintaas la xiriira.

Ma ahan marki ugu horeysay oo ee maamulada Soomaalida ee taageero umuujiyaan reer Falasdiin iyadoo sidoo kale dadaalo nuucaan ah hore looga abaabulay magaalooyinka waa weyn ee Soomaaliyeed gaar ahaan Muqdisho.

Leave a Comment

Related Articles

English News

Facebook Feed

Our YouTube Channel

Articles