Supercomputer Oo Markale Saadaaliyey Kooxda Ku Guuleysaneyso EPL ( Warbixin Xiiso Leh)

Horyaalka England Ee English Premier league Wuxuu Marayaa Meel Xasaasi Ah Waxaa Ku Tartamaya 3 Kooxood Waa Mid Kamid Ah Sanadihii Ugu Xiisaha Badnaay Ee La Daawado Horyaalkaan Hore Laba Ayaa Sanad Walba U Tartami Jirtay Balse Sanadkaan Wuu Ka Duwanyahay Oo Waa 3 Kooxood  Oo Wada Diyaarsan .

Waxaa Ka Harsan 9 Kulan Meel Dheer Leyskuma Jiro Oo Farqiga U Dhaxeeya 3-daada Waa 2 Ilaa 3 Dhibcood Waxaa Hogaanka Haaya Liverpool Oo Shalay Ka Faa’iideysatay Barbarihii Man City Iyo Arsenal Ee Etihad Ayagoo Kahor Kulankaas 2-1 Kusoo Qaarijyey Brighton Oo Ay Waayadaan Ku Dhinannaayeen  Sidaasna Arsenal 2 Dhibic Uga Hogaaminayaan Halka City 3 Dhibcood Ka Sarreeyaan .

Supercomputer Ayaa Hore U Saadaaliyey In Man City Ku Guuleysaneyso Horyaalka Balse Barbarihii Shalay Wuu Isbadalay Wuxuuna Favourite Kadhigay Liverpool Oo Ewal Heysatay Boqoley Dhan 35.3Halka City Heysatay 45.9 Boqoley Ah Ayadoo Arsenal Aysan Waxba Iska Badalin 18.8 Uu Wali Kusii Qiimeeyey Supercomputer.

Wuxuu Liverpool Ku Qiimeeyey Hadda 47.7 In Ay Fursad U Heysato Ku Guuleysiga EPL Markoodi Ugu Horreysay Kadib 2020 Xilligii Caronavirus Halka City Uu Kadhigay 33.5 Ku Guuleysigeeda EPL Marki 4-aad Oo Isku Xigta Taariikhda Oo Noqoneyso Record Aan Hore Loo Arag Hadii Ay Sameeyaan .

Boqoley Dhan 18.8 Fursad Ah Ee Ku Guuleysiga EPL Ayuu Arsenal Markale Siiyey Asigoo Aanan Waxba Kabadlin Saadaalintiisa Hore.

3-da Kooxood Wax Kulan Ah Isuguma Dhinna Oo Waa Ay Kala Dhamaadeen Ayadoo Kooxda Ugu Kulamada Adag Loo Arko Arsenal Oo Ay U Dhima yihiin Chelsea, Man United, Spurs Iyo Aston Villa Waxaana Ugu Kulamo Fudud City Oo Ay U Dhimanyihiin Kaliya Aston Villa Iyo Spurs Kulamo Adag Inta Kale Waan Iska Biyo Hadii Dhankooda Loo Fiiriyo Dhanka Liverpool Ayadane Kulamo Adag Ayaa Sugaayo Sida United Oo Ay Axada Wajahayaan Spurs Oo Anfield Imaaneyso Iyo Villa Park Oo Ay Aston Villa Ku Booqanayaan .

Fikradaada Hoos Noogu Yaa Ku Guuleysan Doono Horyaalkaan Xiisaha Leh Ee 3 Geesoodka Ah .

1. Caronavirus Kadib Liverpool Ayaa Qaadeyso Horyaalkeeda Ugu Horreeyey .

2. Arsenal Ayaa Qaadeyso 20 Sano Kadib Horyaalkoodi Ugu Horreeyey Kadib Unbeaten-kii .

3. Man City Ayaa 4 Jeer Xiriir Ah Qaadeysa Waliba Record Cusub Ka Sameyneysa EPL .

Ukala Codeey 3-daan Iyo Fikirkaaga.

Halkaan Ka Eeg Sida Uu U Sameeyey Isbadalka Saadaalinta Supercomputer Ee Opta’s.

Leave a Comment

Related Articles

English News

Facebook Feed

Our YouTube Channel

Articles