Sven-Goran Eriksson Oo Maanta Ka Dhabeynaya Riyadiisa .

Sven-Goran Eriksson Oo Ahaa Macalin Rug Cadaay Ah Oo Inbadan Kubadda Cagta Kusoo Jiray Ayaa Maanta Waxaa Urumoobi Rabto Mid Kamid Ah Riyooyinkiisa Oo Ah Inuu Mar Un Macalin U Noqdo Kooxda Liverpool .

Macalinkaan Ayaa Si Murugo Leh Uga Hadlay Arrinkaan Ku Aadan Riyadiisa Ah Inuu Liverpool Leyliyo Mar Laga Soo Sheegay Inuu Qabo Cudurka Kansarka.

Klop Oo Ah Macalinka Leyliyo Kooxda Liverpool Ayaa Waxaa Uu Yiri Asigoo Arrintaas Kahadlaya ” Waa La Casuumay Waana Ka Dhabeyn Doonnaa Riyadiisa” .

Klop Ayaa Hadalkaan Dhahay Kadib Lakulankiisa Mr Sven-Goran Eriksson Waxaana Maanta Ay Noqon Doontaa In Riyadiisa U Rumowdo Mudanahaan Kansarka La Daala Dhacaayo.

Kulanka Uu Leylinayo Maanta Waxaa Ay Liverpool Legends Wajihi Doonaan Dhigooda Ajax Legends Waana Kulan Samafal Oo Sxbtinimo Ah .

Leave a Comment

Related Articles

English News

Facebook Feed

Our YouTube Channel

Articles