Sweden oo doneyso sharci cusub oo la xiriiro furashada Akoon ee baraha bulshada.

Qofka Sameesaya Akoon Baraha Bulshada ayaa lagu xirayaa sharuud ah inuu isticmaalo kaarkiisa Aqoonsiga si looga fogaado in la sameesto Akoono Fake ah Sida ay shaacisay Madaxda Xisbiga Socialdemokraterna.

Magdalena Andersson ayaa ka hadashey Qorshaha Cusub ee Xisbigooda ayay ku sheegtay in loo gudbiyo Barlamaanka Yurub si looga fogaado in qofka uu isticmaalo wax ka badan hal Akoon.

Xisbiga SD ayaa lagu xantay inuu isticmaalay akoono badan oo dhanka baraha bulshada isagoo halkaasi ka baahiya warar dacaayado ah oo uu ku kasbaday taageero badan.

Qorshaha Cusub ee Xisbiga ayaa noqonaya mid saameyn ku yeesha Dadka ku jira barahaha bulshada ee leh akoonada badan.

 

Somaliska

Leave a Comment

Related Articles

English News

Facebook Feed

Our YouTube Channel

Articles