Taliye Sanbaloolshe oo maanta lagu soo wareejiyay Xafiisyada Nisa (Sawiro)

Agaasimaha cusub ee NISA C/llaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa maanta kormeeray xarumaha Hey’adda, iyadoo la fillayo in maalinta berri uu si rasmi ah xilka ula wareego.

Agaasimaha xilka ka degaya Mahad Salaad ayaa Agaasimaha cusub soo tusiyay xarumaha kala duwan ee hey’adda ay leedahay oo qaarkood ka socday howl maalmeedka sugidda amniga.

Sanbaloilshe ahaa todobaadkii hore loo magacaabay xilkan oo uu iska casilay Mahad Salaad oo mudo laba sano ah xilkan soo hayay.

Leave a Comment

Related Articles

English News

Facebook Feed

Our YouTube Channel

Articles