Taliye Sanbaloolshe oo marki ugu horeysay xushay Mas’uuliyiin cusub

Agaasimaha NISA C/llaahi Sanbaloolshe ayaa maanta sameeyay magacaabiddii u horreeyay, iyadoo Taliyaha Nabadsugida iyo Sirdoonka Gobolka Banaadir loo magacaabay C/fataax Shaaweeye.

Sidoo kale waxaa Taliyaha Nabadsugida Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde loo magacaabay C/qaadir Xaayow.

Muxiyaddiin Warbac oo labadii sano ee la soo dhaafay ahaa Taliyaha Nabadsugida Gobolka Banaadir ayaa loo magacaabay Kaaliyaha Amniga ee Hey’adda NISA, Muxidiin Warbac ayaa siweyn loogu amaanay wax kabadalka amaanka caasimada ah ee Muqdisho.

Leave a Comment

Related Articles

English News

Facebook Feed

Our YouTube Channel

Articles