Tonali Oo Wajahaya Caqabad Kale Oo Dheeri Ah

Bayaan Aya Soo Saareen Xiriifka FA-da Ingiriiska Ayaa Lagu Sheegay In Sandro Tonali Lagu Soo Oogay  Dacwad Ah Inuu Jibiyey  Xeerka Sharadka FA-a Ee E8 .

Wuxuu Dhigtay Sharad Gaaraya 50 Jeer Ciyaaraha Kubadda Cagta Laga Soo Bilaabo 12-ka Agoosto Ilaa Iyo 12 Oktoober .

Tonali Oo Hadda Uu Usocdo Ganaax Gaaraya 10 Bilood Oo La Xiriira Qamaar Uu Dhigtay Waagii Uu Italy Joogay Ayaa Markale Wajahaya Caqad Kale Oo Dheeri Ah Oo Gudaha England Ah Taasoo Sababi Karta In Uu Ciqaab Dheeri Ah Loogu Daro Hadii Ay Ku Cadaado Dacwadaan Cusub .

Wuxuu Heystaa Ilaa Iyo 5-ta April Sanadkaan 2024 Inuu Kaga Soo Jawaabo Dacwadaan Lagu Soo Oogay Ee Ah Inuu Jibiyey Xeerka Sharadka FA-da Ee Lagu Magacaabo E8 Isagoo Dhigtay 50 Sharad Muddo 2 Bilood Gudahood .

Leave a Comment

Array

Related Articles

English News

Facebook Feed

Articles