Toogasho kadhacday Caasimada Dalka Sweden ee Stockholm

Qof ayaa laga helay magaalada Skärholmen ee koonfurta Stockholm isagoo qaba dhaawacyo Rasaas ah, sida ay booliisku ku soo qoreen boggooda internetka.

Dhoor qof oo kamid ah Dadka Deegaanka ayaa Toogashada la wadaagay Booliska iyadoo intaasi kadib goobta uu falkaasi ka dhacay loogu tagay qof la toogtay

– Waxaan maqlay laba jug oo dhawaq ah ka dibna waxaan arkay baabuur badan oo booliis ah. Waxay ahayd mid cabsi badan, ayay haweeney u sheegtay Aftonbladet.

Toogashada ka dhacday Stockholm ayaa bilooyinka ugu danbeeyay waxay aheyd mid hoos u dhac xoogan laga dareemay kadib markii Booliska ay sameeyeen baaritaano adag.

Leave a Comment

Related Articles

English News

Facebook Feed

Our YouTube Channel

Articles