Turkiga oo qorshe cusub oo ku wajahan dalka Itoobiya

Wararka ka imaanayo dalka Turkiga ayaa sheegaya in madaxweynaha dalkaasi Recep Tayyip Erdoğan oo ku dhawaaqay inuu doonayo dhax dhaxaadinta madaxda dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya.

Turkiga oo iminka umuuqdo mid saameyn xoogan kuleh geeska afrika ayaa umuuqda mid sii balaarinaayo awoodiisa danaha geeska Afrika kadib heshiiski uu lagalay Soomaliya.

 

Leave a Comment

Related Articles

English News

Facebook Feed

Our YouTube Channel

Articles