Waa Sidee Xaalada 3 Kamid Ah Caruurta Harry Kane Kadib Shil Haliis Ah Ay Galeen.

Saddax Caruur Ah Uu Dbalay Harry Kane Ayaa Ka Badbaaday Shil Gaari OO haliis Kadib Gaari Wiil 20 Jir Ah Waday Oo Uu Kudhacay Gaari Kale Ok Yar 24 Jira Ah Waday Taasoo Sababtay In Ay Kusii Dhacaan Gaariga Caruurta Harry Kane .

Marki Ay Sidaas Xaalada Aheyd Waxaa Caruurta Lagu Qaaday Ambulance Taasoo Si Dhaqsi Ah Loogula Cararay Hospital-ka Magaalada Si Xaaladooda Loola Tacaalo Balse Ugu Danbeyn Wey Caafimaad Siduu Sheegay Harry Kane.

” Alle Ayaa Mahad Leh Qofna Kuma Dhaawacmin ” Ayuu Yiri Kane Xilliga Shilka Dhacaayey Caruurta Waxa Ay Aheyd Galab Isniin Ah Waxaana Ay Ku Safrayeen Gaari Mercedes Ah Ayagoo Maraya Meel Udhaw Schäftlarn Wararka Qaar ayaa Sheegayaan In Xaaska Kane Oo Lagu Kate Iyo Cunugiisa Afaraad Oo Lagu Magacaabo Henry Aysan Saarneynin Gaariga .

Wuxuu Sheegay In Ay Jiraan Dhaawacyo Fudud Sida Qoorta Oo Xanuun Kadareemayaan Taasna Sababtay Shilka Gaariga waana Caado Qof Shilgalay Hadii Aysan Waxba Gaarin Xattaa Qoorta Xanuun Kadareemayo  .

Badbaadadaan Wuxuu Kane Kutilmaamay In Ay Aheyd Nasiib Oo Shilka Nuucaan Ah Uu Yahay Mid Haliis Badan Leh Wuxuuna Rajo Badan Kamuujiyey Dhaawacyada Fudud Ee Qoyskiisa Soo Gaaray .

Leave a Comment

Related Articles

English News

Facebook Feed

Our YouTube Channel

Articles