Waa Tuma Kooxda Uu Ku Dhawaaday Rodrygo Inuu Kubiiro Kahor Real Madrid

Laacibka Garabka Kagaciyaara Real Madrid Iyo Xulka Brazil Rodrygo Silva De Goes Ayaa Sheegay Inuu Kudhawaaday Inuu Kubiiro Liverpool Waliba Sifudud.

” Waxaan Ahaay Ciyaaryahaan Liverpool Ah” Sidaas Uu Dhahay Rodrygo Kadib Heshiis Ku Kacaayey 3M Kaasoo Liverpool Sifudud Ku Qaadan Rabtay.

” Anigaa Diiday Jaaniskaa Ugu Biiri Lahaay Liverpool Hadda 7 Sano Kahor Heshiiska Ma Aanan Soo Dhaweynin Maxaa Yeelay Aniga Ma Dooneynin, Waxaan Doonayey Inaan Santos Joogo Xattaa Qorshaha Lasoo Bandhigay  Wuu Wanaagsanaa Waxa Ay Ii Balanqaadeen Xattaa Wuxuu U Wanaagsanaa Mustaqbalkeyga Ciyaareed Waxbarashadeyda Waxaan Ku Dhameysan Karay Gudaha England Si Aan Isugu Diyaariyo European Football”.

“Waxwalba Si Aad Uwanaagsan Ayey Usocdeen Laakiin Rabitaankeyga Ayaa Kor Ahaay (Waxwalba Kahorreeyey) Waxaan Doonayey Inaan Santos Joogo Xoogaha Taariikh Ah Kasameeyo Kahor Intaan Aadin Koox European Oo Weyn Taasi Waa Waxa Dhacay  Waxaan Awooday Inaan  Riyadeyda Kufuliyo Santos. Laakiin Waa Run Inaan Liverpool Kubiiray ” Rodrygo Ayaa Sidaas Yiri Kahor Kulanka Ay Kooxdiisa Wajaheyso Man City Asigoo U Hadlaya The Guardian.

Heshiiska U Dhaxeeyey Liverpool Iyo Santos Waa La Sameeyey Wuxuuna Ahaay €3M  Euro Ah Waliba Mid U Fiican Liverpool Balse Waa La Carqaladeeyey.

Agaasimaha Waqtigaas Liverpool Joogay Wuxuu Ahaay Michael Edwards Oo Ah Hadda Darajada Ugu Sarreysa Liverpool Dhinaca Maamulka Kooxda Oo Shaqada Dhan Asiga Kala Wado .

Leave a Comment

Related Articles

English News

Facebook Feed

Our YouTube Channel

Articles