Walaac Xoogan oo soo wajahan Muhaajiriinta kunool dalka Holand (Warbixin)

Dadka soo galootiga ah iyo bulshada Muslimiinta ah ee ku nool dalka Netherlands ayaa walaac ka qaba saameynta ay ku yeelan karto xukuumad wadaag ah oo dhinaca midigta ah oo ay ku heshiiyeen afar xisbi oo ka mid ah kuwa dalkaasi.

Axsaabtan heshiiyay ayaa waxaa ugu awood badan xisbiga uu hoggaamiyo Geert Wilders (Vilders) oo ah siyaasi caan ku ah Islaam-nacaybka iyo in uu aad uga soo horjeedo soo galootiga.

Haddaba, arrimahan ayuu Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan ka wareystay Bile Gurxan oo ah wariye iyo falanqeeye siyaasadeed oo deggan Netherlands, wuxuuna ugu horreyn weydiiyay waxyaabaha ay xisbiyadani isku raaceen ee si gaar ah u quseeya soo galootiga?

Halkaan Hoose Kadhgaeyso Wareysiga

Leave a Comment

Related Articles

English News

Facebook Feed

Our YouTube Channel

Articles