Wararka naga soo gaaraya deeganka Buula Xaaji ayaa waxaa ay sheegayaan in ciidanka Dowladda gobaleedka Jubaland ay la wareegeen deegaan istiraatiji ah oo lagu maga caabo filfile.
Deegaankaas oo khawaarijta u ahaa meel dadka shacabka ah ay baadda kaga qaataan xoolaha ayaa hadda ah mid xor oo ay ciidamadu gacanta ku hayan
Saraakiisha hogaamineeysa howlgalkaan ayaa sheegay in la sii wadi doono daggaalka ka dhanka ah argagixisada isla markaasina guulo taarikhi ah laga gaaray tan iyo intii uu billoowday gulufkaan ka dhanka ah Khawaarijta.