Warar dheeraad ah oo laga helayo Heshiiska Kenya iyo Itoobiya.

Dowladaha Kenya iyo Ethiopia ayaa magaalada Nairobi ku kala saxiixday heshiis dhigaya sii xoojinta xiriirka soo jireenka ah ee ka dhaxeeya labada waddan, gaar ahaanna, ganacsiga, isku socodka dadka iyo xoojinta nabad galyada qaaradda iyo guud ahaan midda gobolka.

Heshiiska ayaa imaanaya xilli maanta uu magaalada Nairobi soo gaaray wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud, kaasi oo ka qaybgali doona shirka 6-aad ee golaha deegaanka ee Qaramada Midoobay ee ka socda magaalada Nairobi.

Leave a Comment

Related Articles

English News

Facebook Feed

Our YouTube Channel

Articles