Wararki ugu dambeeyay dagaal Beeleedyada kasocda Gobolka Galaduud

Isku dhacyo hubeysan oo dhex maray Sabtidii laba beelood oo wada dega Gobolka Galguduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa inay ku dhinteen dad kor u dhaafaya 55 qof, 155 kalna ay ku dhaawacmeen, sida ay odayaal iyo dhaqaatiir ka soo xigatay wakaaladda wararka ee Reuters.

Dowladda Soomaaliya ayaa ka sokow dagaalka ay kula jirto maleeshiyada al-Shabaab, waxay wajaheysaa culeyska dagaal beeleedyadan salka ku haya dhulka, daaqa, biyaha iyo kala aargoosiga qabiilka.

Leave a Comment

Related Articles

English News

Facebook Feed

Our YouTube Channel

Articles