Wax ka ogow Safarka Madaxweyne Xasan Sheekh ee dalka Ereteeriya.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa u ambabaxay dalka Eritrea safar aan hore loo sii shaacin.

Safarka Madaxweynaha oo ku aaday Eritrea ayaa warar laga helaya sheegayaan in madaxweynuhu uqorsheesan kulamo oo la qaadan doono madaxda dalkaasi iyo ciidamo halkaa tabababar uga socda halkaa.

Eritrea ayaa sidoo kale waxa ee kamid tahay wadamada hoos udhigay xiriirka dalka Itoobiya oo indhawaala mar ee noqdeen saaxibo siyaasadeed balse taasi shaki iyo humaag gashay kadib marka Itoobiya ee bilowday siyaasad ee ku dooneeso bad qaab xoog ama xeelad.

Xasan Sheekh ayaa wada dadaalo dublamaasiyeed iyo iskaashi oo la sameesanaayo wadamada deriska tan iyo marki xurguf siyaasadeed soo kala dhax gashay Soomaaliya iyo Itoobiya.

 

Leave a Comment

Related Articles

English News

Facebook Feed

Our YouTube Channel

Articles