Weerar ee dad ku dhinteen oo lagu qaaday Israa’iil

30 qof ayaa lagu dilay duqaymaha Israa’iil ee Jimcadii ka dhacay magaalada Jabalia

Hay’adda difaaca shacabka ee Gaza ee ay maamusho Xamaas ayaa sida ay soo xigatay wakaaladda wararka ee AFP waxay sheegtay in 30 ruux lagu dilay duqaymo ay jimcihii oo dhan fulineysay Israa’iil oo ka dhacay magaalada Jabalia iyo xero qaxooti.

Afhayeen hu hadlay hay’adda ayaa waxa uu sheegay in la helay maydka 12 ruux oo ay ka mid yihiin haween iyo caruur” halka wali la la’ yahay 14 qof.

Ahmad al-Kahlut, oo ah agaasimaha hay’adda ee wuqooyiga Gaza oo ay isna soo xigatay AFP ayaa waxa uu sheegay in 18 qof lagu dilay dhowr duqaymood oo kala duwan, oo qaar kood ku dhacay “sideed iskuul” oo ay gabaad ka dhiganayeen dad barakacayaal ah.

Leave a Comment

Related Articles

English News

Facebook Feed

Our YouTube Channel

Articles