Xariga Wariyaha caanka ah Xuseen Cabdulle oo dhaliyay carro xoogan.

Ciidanka nabad sugida Qaranka ayaa xabsiga utaxaabay Wariye Xuseen Cabdulle Maxamed kadib marki wareysi kooban lagula yeeshay xarunta nabadsugida qaranka, sida ee xaqiijinayaan warar ee heshay Shabakada Warsheekh.
Majiro war rasmi ah oo kasoo baxay dhanka nabad sugida qaranka balse warar hor dhac ah ee shabakada Warsheekh heshay ayaa sheegaya iney xariga wariyaha la xiriirto warbixino indhawaalaba uu daaha ka qaaday wariyaha kuwaasi oo sida muuqato nabad sugida dood ka qabto.

Warbixinadaani carada geliyay nabadsugida ayaa waxa kamid ah Ceyl lagu magacaabo Ceylka Jaceylka kaasi oo sida lasheegay lagu fuliyay xad gudubyo bani aadamnimo.

Wariyahaan oo kamid ah kuwa ugu afka dheer suxifiyiiinta kahowlgasha magaalada Muqdisho isla markaana ee kuxiran yahiin dad aad ufara badan ayaa waxa si aad ah looga dareemayaa baraha bulshada sida looga xumaaday xarigiisa bilaa maxkamada ah iyadoo shacabka Soomaaliyeed dalbanayaan in xuriyadiisa dib loo siiyo .

Wixi kusoo kordha kala soco wararkeena danbe

Leave a Comment

Related Articles

English News

Facebook Feed

Our YouTube Channel

Articles