Xog cusub oo ka soo baxeysa weerarkii Xabsiga Dhexe

13-kii bishan ayaa maxaabiis u xkuman dabiyo la xiriira argagixisannimo ay isku dayeen inay ka baxsadaan xabsiga dhexe ee Muqdisho iyaga oo bastoolado iyo bambooyin ku waarayay ilaalada xabsiga.

Weerarkaas waxaa ku dhintay afar ka tirsan ciidanka asluubta iyo shan ka mid ah maxaabiista weerarka qaadday oo afar ka mid ah ay ku xukunnaayeen dil kadib makrii lagu helay inay gaysteen weerarro argagixisannimo.

Haddaba waxaa soo baxda in mid ka mid ah askarta dawladda ee la dilay uu ka hortagay in dhibku intaas ka bato kadib markii uu diiday in furihii xabsiga uu ku wareejiyo maxaabiista doonaysay inay baxsadaan.

VOA

Leave a Comment

Related Articles

English News

Facebook Feed

Our YouTube Channel

Articles